SahalPay

SahalPay

Скачать SahalPay Онлайн бесплатно на Андроид  Скачать SahalPay Онлайн бесплатно на Андроид  Скачать SahalPay Онлайн бесплатно на Андроид  

SahalPay Payments Sender waa Application kaa caawinaayo Adeeygyada EVC-PlusKa , SAHAL, ZAAD, EDAHAB, Si marka aad
Lacag u Wareejinesid Mobile kale Ama Account Ku Shubeysid Aadan U qaldin Lcagtada.

Waa Barnaamij Xalinaayo Lacag Qaladka Taaso dhibaato Weyn ku ah Bulshada Maanta.
HAda kadib Isticmaal Applicationkan Si Aadan U Qaldin lacagkale. SahalPay-ZAAD-SahalPay-Edahab-SahalPay-SAHAL,EVCC


SahalPay
Sida marka Aad Muqdisho joogtid u isticmaashid Adeega EVC ee Shirkadda Hormuud
iyo Adeega Edahab ee SHirkadda Somtel.


SahalPay-ZAAD
Sida marka Aad Hargeysa joogtid aa u isticmaashid Adeega Zaad Shirkadda Telesom


SahalPay-SAHAL
Sida marka Aad Garowe joogtid u isticmaashid Adeega Sahal Shirkadda Golis


SahalPay-ZAAD SahalPay-SAHAL SahalPay-EVC SahalPay-EDAHAB
NB: SahalPay Application malahan wax walwal ah oo lacagtada ku dhici karo mana dhibaateenkaro account-kaaga ee shirkadda kuu sameeysay.

FARIIN: FREE ku isticmal appkan waxna ku iibso adigo kawalwalen lacag ka qaldantay. MAHADSANID

Give Donation = waa qeyb ee macaamiisha application ka isticmaasha ey Lacag ugu Deeqayan madaama uu Apkan Free u yahay Dadweynha.
waxa ku deeqi kaarta lacagta 1$ ilaa Inta uu Qalbigaga jecleestay


mahadsaanidiin
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03