Murti iyo Maahmaahyo

Murti iyo Maahmaahyo

Скачать Murti iyo Maahmaahyo Онлайн бесплатно на Андроид  Скачать Murti iyo Maahmaahyo Онлайн бесплатно на Андроид  

Waa barnaamij xiiso badan, isla markaasna koobaya dhinacyo badan oo ka midaa murti iyo maahmaahyada soomaaliyeed, barnaamijka wuxuu ka kooban yahay qaybo badan oo kala ah maahmaahyada labadeeda nooc. 1-Tuducley, 2-Tiroley, iyo waliba Sheekooyin runtii barnaamijka waqti badan ayaa la galiyey si uu dhamaystirnaan iyo baahsanaanba ay ugu dhamaato. waxaana ku dadaalnaa in mar walba barnaamijka murtiyo iyo maahmaahyo cusub aan kusoo kordhino . FADLAN hadii aad wax cusub nagu soo kor dhinaysid ,ama fiiro gaaraa leedahay noogu soo dir E-MAIL-ka, hoos ku xusan
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03