Utuur EVC

Utuur EVC

Скачать игру Utuur EVC для Android бесплатно  

Waa app idiin fududaynaaya isticmaalka EVC Pluss. Waxaad si fudud u tuuri kartaan lacag adiga oo aanan galinayn lambaradii dhirirka badnaa ee aad garaaci jirtay. Sidoo kale waxaad ku kaydsan kartaa lambarada aad marar badan lacag u tuurtid si aadan ugu dhibaatoon garaacistooda goorkasta.

Utuur EVC waa amaan oo wuxuu kuu fudunaynaayaa oo kali inaadan ku dhibtoon garaacista lambarada dhirirka badan. Wax shaqa ah ku ma laha lambarkaada sirta ah ama lacaahaada. Wixii dheeraad ah nagala soo xiriir ciwaankeena.
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03