eGanacsi

eGanacsi

Скачать игру eGanacsi для Android бесплатно  Скачать игру eGanacsi для Android бесплатно  Скачать игру eGanacsi для Android бесплатно  

Macaamiisha isticmaasha Appkan oo ah mid bilaash ah (FREE) Waxay ka faaiidi karaan sida soo socota:



1. Ogow qiimaha alaab walbo oo aad u baahantahay 24/7 adigoon ku daalin dukaan wareeg. (Priced List)

2. Daalaco Sawirada iyo Macluumaadka kale ee aad u baahan tahay intaad wax iibsan ka hor. (Browse for all Products and Services)

3. Waydii qiimaha wax walba oo aad rabto inaad ogaato, kadib waxaad heleysaa jawi

4ka qabso dhaqtarka aad u baahan yahay, adigoo galinya xanuunkaga, waxaad heleysaa dhamaan dhaqaatirta ku taqasustay iyo halka aad kala xiriiri lahaydba. (Service Booking)

5. Adeegyada sida dhismaha, makaanikada, harqaanka, tima jaraha, qareemada, iyo wixi lamid ah ayaad ka heleysa si bilaash (FREE) ah. (Service Enquiry)

6. Dalbo in gurigaaga laguugu keeno cuntada, daawada, iyo wixii kale ee aad rabooto. (Free Delivery)

7. Dalbo Taxi, Bajaaj iyo Gaari Xamuul adigoo ku xirmaya kuwa bixiya adeegan si fudud (Transportation Service)

8. Intaas iyo kabadan.( Many More)



Ganacsatada iyo Adeeg Bixiyaashu waxay sidas oo kale ka fiideysan karan si bilaasha ah in ay



1. Ku xayisiistaad alaabtooda ama adeegooda oo dhan. (Free Ad)

2. Ku xirmaan macaamiishooda rabta adeega/alaabta ay hayaan. (Reply for Quotations)

3. La wadaagaan macaamiisha qiimaha, sawirka, iyo macluumaadka alaabtooda. (Priced Products with Images and Details)

4. U diraan fariimo ogaysiin ah macaamiisha marka ay keenaan adeeg ama alaab cusub. ( Send Notifications)

5. Ku xiran macmiishaada hadaa tahay adeeg bixiye sida dhaqtar, makaaniko am dawaarle. (Service Provision).

6. Ogow alaabta ama adeega ay hayaan kuwa kale si ad u ogaato meelaha aad ku dhaafi karto kuwa kula tartamaya, kuna soo jiido macaamiishada qiimo jaban iyo tayo.

7. Hel wicitaano toos ah oo macaamiishaada Kusoo wacayaan si ay u kuula sameeyan ganacsi.

8. Intaas iyo ka badan.



*Waxaan mar walbo isku dayaynaa inaan update ku samayno app ka fadlan dajiso (download) appka mida cusub si aad uga faaiido appka*



Wuxuu App ka u baahan yahay markaad isticmaalayso:

1. Inaad furto GPSka si Location kaaga.

2. Furi karo Cameradaada si sawir u qaado.

3. Network gaaga

4. Call/Dail app kaaga
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03