Darwiish Primary School

Darwiish Primary School



Waa School La Jaanqadaya Technology Casriga Ah (No: +252907793469)
Darwiish, Waa Mid kamida Schoolada ku Yaala magala Madaxda Garowe Waana School Ay Ka shaqeeyan

Macalimin Aad U khibrad Sareeya Isla Markana Mudo Kuso Dhex jiray Waxbarashada Khibrad Aad

U Sarayna U leh Iyo Maadoyin Ay Dhigan Sido Kale Waxa kugu diyara Agab Waxbarasho oo casri ah

Schoolku wuxuu soo saaray arday aad u badan oo dhamantood Xubno muhiim ka ah Bulshada dhexdeeda.
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03