Alwaha Primary and Secondary School

Alwaha Primary and Secondary School

Скачать игру Alwaha Primary and Secondary School для Android бесплатно  

Alwaha, Waa Mid kamida Schoolada ku Yaala magala Madaxda Garowe Waana School Ay Ka shaqeeyan

Macalimin Aad U khibrad Sareeya Isla Markana Mudo Kuso Dhex jiray Waxbarashada Khibrad Aad

U Sarayna U leh Iyo Maadoyin Ay Dhigan Sido Kale Waxa kugu diyara Agab Waxbarasho oo casri ah

Schoolku wuxuu soo saaray arday aad u badan oo dhamantood Xubno muhiim ka ah Bulshada dhexdeeda.
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03