Mohamed Awale Secondary School

Mohamed Awale Secondary School



Mohamed Awale, Waa Mid kamida Schoolada ku Yaala magala Bosaso Waana School Ay Ka shaqeeyan

Macalimin Aad U khibrad Sareeya Isla Markana Mudo Kuso Dhex jiray Waxbarashada Khibrad Aad

U Sarayna U leh Iyo Maadoyin Ay Dhigan Sido Kale Waxa kugu diyara Agab Waxbarasho oo casri ah

Schoolku wuxuu soo saaray arday aad u badan oo dhamantood Xubno muhiim ka ah Bulshada dhexdeeda.
Дабавлено : 2021-02-23 17:03:03